Halyeeyadeena Maxay Naga Mudan Yihiin??

Halyeeyadena 


Hordhaca  Taariikho  Somaalida Daaha Gadaashiisa Kaga jirta 


Halyeeyadena ma ahan inan xusno isbuuca ay dunida nagu cidleeyaan kaliya. waxa ay naga mudan yihiin in taarikh dooda,sifooyin kooda iyo fikrada hooda inaan daraasadayno si aynu shidaal ugu dhigano oo aan ugu hiilino. "Niman tagtadiisa aqoon taagan tiisa ma fahmo timaadadiisana ma daryeelo".taarikhda wax ku oolka ah ee hogaaminta somaaliyeed. hogaamin wax ku ool ah waxaa ula jeedaa:hogaamiye dadaalay oo katagay raad muuqdA iyo aayatiin wanaagsan. shaqsiyaadkaas camal soamlia waxaa soomaray 2 waqti. 1.waqtigii gobanima doonkii SYL 2.dowladii Awadl ee qarniyadii dhexe hadaba waxaa jira hogaamiye somaaliyeed oo nasiib u yeeshay kaliya in la suuradeeyo muuqalkiisa kaliya oo aanan wax qoraal ah laga qorin waxaa la rumaysan yahay in uu fadhigiisa uu ahaa meel udhow raas caseer magaciisu waxaa la oran jiray 'BERXO',xaaskiisa waxaa la oran jiray 'Aati' masaaridu utaqaano Boqarad. waqtigaas oo hogaamiyaha uu ahaa kun sano ka hor masaaridu waxa ay ku fakari jireen nidaam lamid ah nidaamka ay ku arkeen boqor Berxo.taarikhdaas somaalida meel kuma sheegto waxa ay kamid tahay mid kamid ah taarikhihii wali somalida aan daaha ka qaadin . jiritaanka umadda somaaliyeed ka umadd leh degaan,luuqad iyo dhaqan ugaar ah uu ku siman yahay 6kun oo sano ama 7kun oo sano ka hor. xeebaha pacific ilaa konfurta yurub waxaa ka hana qaaday ku dhawaad 15 boqor tooyo oo waawayn,midna majirto oo aanan somaalida xariir la yeelan oo ka maarantay. malaqiyaasi karo nidaamkaas sidaa udheraa mudadaas dheer inuu jiro ama amba qaado. majiro wadan afrikaan ah oo sheegan kara mudo intaa la eg dad iyo dal intaa lagu nolaa.

Post a Comment

0 Comments