Dr Yusuf Al-Qaradaawi
sh yuusuf al qaradaawi waxa uu ku dhasha -dalka masar---9 ka September sanadka 1926 ee hada loo yaqaano qarbiyah. waxa uu ka dhashay qoys sabool ah isagoo 2 ba jir ah ayaa geeriyooday aabihiisa . waxaana ko riyay adeerkii . markii uu jiray 9 jir ayuu xafiday quraanka kadid mudo 9 sano ayuu wax ka bartay macadka barashada diinta ee ku yaalay magaaladda taanta. mudadaas waxa uu lakulmay sh xasan ahmed abdiraxmaan ALbanna Aasaasihii ururka iqwaanul muslimiin waxa uuna siiyay casharo. qaradaawi oo wax ka qoray saamaynta uu ku yeeshay kulankii ugu dambeeyey ee uu layeesha Sh Albanna waxa uuna ku sifeeyay shaqsi cabqari ah.waxa uu wax ka dhigtay jaamacadda AL Azhar ee ku taala magaaldda qaahira ee uu ka qalan jabiyay sanadka 1953 kii .waxa uu shahaadada diploomada ka qaatay barashada luuqada carabiga iyo suugaanta, sidoo kale waxa wuu baratay quraanka iyo sayniska waxa uuna ka qalan jabiyay 1960 kii.
sh qaradaawi inta badan nolashiisa waxa uu ku nolaa dalka qadar. sh qaradaawi waxa uu qoray 120 kutub . intooda badan waxa uu kaga hadlay shareecadda iyo ilbaxnimadda islaamka .waxa uu barnaamijka diinta iyo Nolasha kasii dayn jiray tv_ga al jaziira . waxaana ku xirnaa barnamijkaas in kabadan 40 milyan oo qof . sh qaradaawi waxa uu masar ku laabtay dalka masar 10 janaayo sanadkii 2011. 18 kii isla bishaas ahayd maalin jimco ah .waxa uuna tujiyay maalinkaas salada jimcahah dad kor udhaafaya 2 milyan oo qof. iyadoo dalka ugu dambaysay 1981 kii waxaa mamnuuc ka ahaa waadamada reer galbeedka oo u diideen dal ku gal kooda isagoo taagaray dalka falastiin awgeed. sh qaradaaw waxa uu hogaamiye u ahaa golaha suniga ee islaamka. sh qaradaawi waxa uu kamid aha culumada mucaasarka ee fara ku tiriska ah ee gaaray darajada imam ama hogaamiye diimeed.
1953 dii waxa uu kabaxay kuliyada usuulu diin oo lagu daraaseeyo falsafadda islamka iyo caqacida islaamka.kuliyada waxay iskala qalan jabiyeen 180 arday oo isag kow ka noqday
1954 tii waxa uu bilaaway kuliyadda luuqada carabiga
1958 dii waxa uu ka baxay oo ku taqasuusay adabka luuqada carabiga
1960 kii waxa uu bilaaway diyaarinta culuumta bar baarinta heerka master degree
1961 kii ayuu ka baxay dalka masar oo uu ka baxsaday nidaamkii jamaal c/naasir
1962 dii jaamacadda Azhar waxay udirtay dalka qadar si uu maamul ugu noqdo dugsiga barashada quraanka ee ku yaalay magaalada dooxa .
1973 dii ayuu jaamacada Azhar ka qaatay shahaadada sare ee PHD kutaabkisa fiqu zakaad .
1977 dii waxa uu aas aasay macadka barashada shareecada ee jamacadda
1977 dii waxa uu helay dhalasha dalka qadar.
sh qaradaaw dunida waxa uu guursaday 2 xaas oo midna ahayd gabar masaari ah halka tan kale ahayd al jeeriyaan.Qadar isla sanadkaas waxa uu hal abuuray xaruunta cilmibaarista taarikhda islaamka iyo sunadda
1990 kii waxa uu tagay wadanka al jeeria waxaana loo magacaabay Gudoomiyaha golaha sayniska ee jaamacadda islaamiga ee dalkaas
1991 kii waxa uu agaasime ka noqday xarunta cilmibaarista taarikhda islaamka iyo sunadda oo uu maamulayay tan iyo geeridiisa.
1997 tii waxa uu sameeyay golaha fatwadda islaamka ee qaaradda yurub .
sh qaradaawi waxa uu helay awaal marino caalami ah waxaana kamid ah
1.awaal marinta bangiga islaamka jidda ee hormarka
2.awaal marinta boqor faysal oo lamid ah mida Noble brize
3.awaal marinta cadaa ul cilmi oo ay bixiso jamacada islaamiga ee malaysia 1996
4. awaal marinta dubai ee quraanka oo bixiyay boqorka dubai


1 Comments