HORDHACA SILSILADA SIRTA SOOMALIDA DAHSOON

Sababta Aan Silsiladaan Taarikheed Aan Usamaynayno Waa In Taarikhdeena Dahabiga Ah Si Dareenka Soomaaliyeed



Aan Umidayno Ayna Ogaadan Waxa Ayihiin Iyo Dafiraada Lagu Sameeyay Taarikhdooda.

Inbadan Dadyowga Kale Sida Ay Uyaqanaan Taarikhdooda Soomaalida Uma Yaqaanaan taarikhdooda.tani waxaa ugu wacan

Ama Loo Sababayn Karaa In Aysan Badnayn Qoraalo Afka Soomaaliga Lagu Qoray Oo Ka Waramaya Taariikhda Soomaaliya.

Sida Ay Ubadan Yihiin Buugaagta Lagu Qoray Taarikhda Soomaalida Waxay Ku Qoran Yihiin Afafka Ajaaniibta Ah.

Aqoon Yahaanada Soomaaliyeed Oo Wax Ka Qoray Taarikhda Soomaalida Waxay Door Bideen Afka Ingiriiska Inay Ku Qoraan.

Sababtana Waxaa Loo Aanayn Karaa In Bulshada Soomaalida Ay Yihiin Kuwa Aan Wax Aqrinta Xiisayn(ORAL SOCIALITY).



Badanaa Dadka Soomaalida Waxay Wax Ku Barteen Waxbarashadooda Aas'aasiga Iyo Tan Sareba Waxay Kusoo Wax Barteen 

Luuqado Ay Kamid Tahay Afka Ingiriisiga Iyo Kuwo Kale OO Dhowr Ah.

Waxaa Layirahdaa Duul Tagtidooda Aqoon Taagan Tooda Ma Fahmaan Timaadadoona Ma Daryeelaan.

Xalqooyinka Oo Aadka Uxiisaha Badan Oo Inoo Iman Doona Waxaa Kamid Ah :

1.Dagaalkii 2aad xabadiisa 1aad waxay ka dhacday gudaha somalia.

2.somalida waxay ugu duwantahay bulshada caalamka.

3.dhulka somaliya waa halka nolasha dunida ka unkatay.

4.warshadihii ugu horeeyay dunida waxaa lahaa samayntooda iyo isticmalkoodaba dad somaaliyeed.

5. soomalida waa bulshada kaliya ee caalamka leh raad iyo farac dambe oo jira mantadaan oo aan ladoorinin.

Post a Comment

0 Comments